NISA oo qabatay qiyaastii 80 Tan oo ah Maadada (Sulfuric Acid) & shaqsiyaadkii watay

Taliska Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, ayaa sheegtay inay gacan ku dhigtay 79 Tan oo ah maadada (Sulfuric Acid) taasoo ka mid ah maadooyinka qaraxyada laga sameeyo. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitterka ayey NISA ku sheegtay in sidoo kale la qabtay shakhsiyaadkii dalka soo galiyey, una gudbinayey Al-Shabaab, ayna wajihi doonaan … Continue reading NISA oo qabatay qiyaastii 80 Tan oo ah Maadada (Sulfuric Acid) & shaqsiyaadkii watay